Codsi Darawalnimo

Buuxi foomka. Kooxda Orod ayaa eegi doonta codsigaaga.

Xogtaada
Tusaale: 61 1234567
Tan ayaad app-ka ku geli doontaa. Xasuuso.
Halkan ayaan kuugu soo dirnaa jawaabta.
Gaadhiga
Sawirrada
Sawir kasta wuu yaraanayaa ka hor intaan la dirin, si aanay data badan u isticmaalin.

Codsigaaga waa la diray!

Kooxda Orod ayaa eegi doonta. Waxaan email kuugu soo diri doonaa jawaabta. Marka lagu ansixiyo, app-ka ku gal lambarkaaga iyo PIN-kaaga.